Xuska Dheelminta Nebiyullaahi Muxamed (CSW) Iyo Shaqaalaha Dawladda Somaliland.

0

Hargeysa (Arabsiyo) – Shaqaalaha Dawladda Somaliland, ayaa Isniinta berri shaqooyinka laga fasaxay.

War-gelin ka soo baxday Hay’adda shaqaalaha Dawladda Somaliland, ayaa lagu sheegay inay Isniinta berri ku beegan tahay ‘Israa Wal micraaj’ oo ah habeenkii la dheel-miyey Nebiyullaahi Muxamed (CSW).

Halkan hoose ka akhriso War-gelinta Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland.

 

Arabsiyo News/Hargeisa Office