Hargaysa(Arabsiyonews):=Magacyada, xilalka iyo dalalka ay ka kala socdaan 30 goob-jooge oo ka socda qaaradda Afrika oo kor-joogtayn doona doorashada Golaha Wakiillada iyo Degaannada dalka #JSL ee qabsoomi doonta maalinta Isniinta ee 31ka May 2021-ka. Goob-joogayaasha ayaa maanta waxa qasriga Madaxtooyada ku qaabiley Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi

Halkan Ka Akhri

Arabsiyonews.com

Hargaysa Office