Hargeysa(Arabsiyonews):-Koomiishanka doorashooyinka Somaliland, ayaa go’aamiyay in ollolaha doorashooyinka isku sidkan ee barlamaanka iyo deeganku socdo muddo ku siman 6 cisho, oo ka bilaabanta 23 May kuna dhamaata 28 May, iyadoo xisbi walba 2 maal mood lasiyay.

 

Warbixinta ay koomiishanku soo saareen oo faah faahsan hoos ka dheeho.

 

Arabsiyonews.com

Hargaysa Office