Hargeysa-(Arabsiyo)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Musue Biixi Cabdi ayaa Magacaabay guddoomiye ku xigeenka gobolka Sanaag.

 

Madaxweyne Biixi ayaa sheegay Marku ku Qancay In uu Hanan Karo Masuuliyadda in xilkaasi uu u magacaabay Maxamed Khaliif Nuur Cali laga bilaabo taariikhda maanta in uu ahaado Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Sanaag ee Jamhuuriyadda Somaliland.

Arabsiyonews.com

Hargaysa Office