Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa si rasmi ah u soo saaray liiskii kama-bambaysta ahaa Ee Musharixiinta Golayaasha Deegaanka Somaliland .