Berbera(Arabsiyonews):-Inta la xaqiijiyay 8 qof ayaa ku geeriyooday xannuun aan noociisa la aqoonsan oo ka dilaacay Deegaanno k atirsan Bariga Gobolka Saaxil.
Xannuunka dhimashada sababay ayaa ka dillaacay deeganno ay ka mid yihiin Ceeldaraad, Golmidig, Laaqdheere, Karin, Duurdhila iyo Laas-Muuse oo ku teedsan Xeebaha Bari ee gobolka Saaxil.
Sidoo kale, waxa cudurkan aan la aqoonsan noociisa ku le’day ilaa kun neef oo xoolo ah.
Arabsiyonews.com
Hargaysa Office








