Hargaysa(ArabsiyonewS):-Tagsiileyaasha Magaalada Hargeysa, ayaa cabasho ka muujiyey Shirkadda Dhaweeye oo ay sheegeen in ay saartay lacago aanay qaadin karin wakhtigan, iyaga oo dawladda ugu baaqay in wax ka qabato cabashadooda

 

Arabsiyonews.com

Hargeysa Office