Fanaanada Najma Nashaad Oo Sidata Calanka Jsl Iyo Fanaaniin Kale Oo Muqdsiho Ka Dagay

0

Muqdisho(Arabsiyonews):-Fanaaniinta Axmed Aarshe Iyo Najma Nashaad oo kamid ahaa fanaaniinta loogu jecelyahay Somaliland iyo magaalada Hargaysa ayaa ka dagay maanta magaalada Muqdisho ee xarunta Dalkaasi Somaaliya .

Fanaaniintan oo kakala tirsanaa kooxo ka dhisan magaalada Hargeysa ee Xiddigaha Geeska iyo Fansan

Fanaananada Najma Nashaad oo sanadihii udanbeyey kamid ahayd gabdhaha fankoodu sida shamaca uga dhexmudhay bahda fanaaniinta ayaa waxaa xusid mudan in fananadani maanta ku dhiiratay markay ka dagtay Garoonka Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho iyadoo Calanka Jamhuuriyada Somaliland lulaysa

waa ku dhiirasho hore looga arag fanaaniintii hore uga tagay Hargeysa  ee Muqdisho Cagaha dhigtay

Fanaanka Axmed Aarshe ayaa kadib soo dhaweyntii loogu sameeyey Magaalada Muqdisho isaga iyo bahdii kale ee fanaaniinta ahaa waxa uu ka warbixiyey ujeedada safarkooda magaalada Muqdisho waxaanu yidhi

 

Arabsiyonews.com

Muqdisho Office