HARGEISA — Somaliland waxaa dhowaan gaaray tallaalka cudurka COVID-19. Tallaalkan oo loogu talogalay shaqaallaha caafimaadka ee safka hore ayaa gaaraya Ilaa 65 kun oo goojo.
Hase yeeshee, waxaa muuqata in khatarta cudurka COVID-19 ay ku sii kordhayso magalooyinka waa weyn ee Somaliland, sida ay sheegayaan mas’uuliyiintu.
Arabsiyonews.com
Hargaysa Office









