Waxa 16/3/2020 Digsiga Sare Ee Al Furqaan Ciidanka Danbi Baadhistu Ku Amray In Ay Soo Cadeeyaan Shahaadada Uu Shacayb Maxamed Muuse Ka Sito Dugsigaasi .
 
Waxa Hadaba Maanta Waraaqdan Hoos Ka Muuqata Ku Soo Cadeeyay In Ay Sax Tahay Shahaadada Uu Shacayb Maxamed Muuse Sito Maamulka Dugsiga Sare Ee Al Furqaan, Waxna Ay Cadeeyen In Ay Sax Tahay Shahadadaasi , Shacayb Maxamed Muusena Ka Mid Yahay Arday Ka Qalin Jabisay Dugsiga Al Furqaan Ee Magaalada Hargaysa Sanadii 2006 Ila 2007.
Gudida Imtaxaanadka Qaranka Ayaa Hore Iyaguna U Cadeyay In Ay Sax Tahay Shahadada Uu Shacayb Maxamed Muuse Ka Sito Dugsiga Sare Ee Al Furqaan.
 
Fiiro Gaar Ah:- Warqada Kale waa Qoraal Ka Soo Baxay Xarunta CID
Arabsiyonews.com
Hargaysa Office