Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland oo Iscasilay

0

Hargaysa(AN):-Maxamuud Warsame Jamac afhayeenka Madaxweynaha Somaliland mudbane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkaasi .

Sababta uu afhayeenku isku casilay ayaa ah in uu yahay musharax u tartamaya golaha wakiilada Somaliland.