Madaxweynihii Hore Ee Faransiiska Oo Xukun Lagu Riday

0

Paris(AN)-Madaxweynihii hore ee Faransiiska Niclis Sarkocesy ayaa Maxkamad lagu soo taagay kadib markii lagu helay dambi,

Madaxweynihii hore ee Faransiiska ayaa waxa lagu xukumay saddex sano oo xadhig ah ka dib markii lagu helay dambi musuq maasuq uu sameeyey intii uu xilka hayey .

Nicolas Sarkozy ayaa  loo doortay Madaxweynaha  dalka Faransiiska 6 May 2007.isla sanadkii  2012  ayaa markale dib loogu doortay doorashadii ka dhacday dalka Faransiiska

Arabsiyonews.com

Arabsiyonews2020@gmai.com