Wararka 8 qof oo ku dhintay weerar Al-Shabaab ay ka geysteen Mudug By admin - February 17, 2021 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp GAALKACYO — Ugu yaraan 8 qof oo saddex ka mid ah rayid ahaayeen ayaa lagu soo warramayaa in ay ku dhinteen dagaal xalay Al-Shabaab iyo dadka deegaanka ku dhex-maray koonfurta gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya. Galkacyo Office