Hargaysa(AN):=Munaasibad balaadhan oo lagu shaacinayay Musharaxnimada Eng Aadan Jaamac Xadi oo usharaxan golaha Deegaanka caasimada hargaysa ayaa lagu qabtay huteel Guuleed taasi oo ay kazoo qaybgaleen Madax-dhaqameedka,Waxragadka,Aqoonyahanka Iyo haweenka Beesha Jibriil Abokor oo musharax Aadan usoo xushay in uu ku Matalo gollaha deegaanka caasimada hragaysa.
Halkan hoose ka daawo Barnaamij Dhamaystiran Munaasibada shaacinta Musharaxa
Arabsiyonews.com
Hargaysa Office









