Garoowe -Puntland ayaa soo dhawaysay shirka madaxweynaha Soomaaliya ku baaqay in lagu qabto Garoowe balse waxa ay ku talisay in shirka Muqdisho lagu qabto.
Qoraal ka soo baxay madaxtooyada ayaa lagu yidhi sidan.
“PL waxay soo dhoweynaysaa Shirka lagu baaqay 15 Feb, inkasta oo aan lagala tashan in Garowe lagu qabto. Maadama uu dhamaaday muddo xileedkii Hay’adaha DFS waxay ku talinaysaa in Shirka lagu qabto Muqdisho ayna kasoo qeybgalaan Saamileyda Siyaasada iyo Beesha Caalamka”
Arabsiyonews.com
Garowe Office









