Adis ababa(AN):-Raysalwasaaraha Itoobiya ayaa sheegay in jabka TPLF uu xal u yahay Geeska Afrika.
Dalalka derisku waxa ay ka nafisi doonaan qaska iyo kala qaybinta ay ku wadday ayaa uu yidhi.
Siyaasadda gobolka ee TPLF ayaa uu ku sheegay in ay ahayd mid qaydhiin.
Waxa uu sheegay in waddamada aan xasilloonayn ee deriska ay ka sameeyeen proxy war (dagaal cidda is dilaysaa aanay joobta joogin).
Xukuumaddaydu waxa ay ka shaqaynaysaa xasilinta Soomaaliya ayaa uu ku yidhi warbixin uu shalay ku daabacay Project Syndicate.
Arabsiyonews.com
Hargaysa Office









