Wararka Deg Deg Daawo Caawa Xaalada Muqdisho oo Qasan Rasaasta Iyo Qulqulatooyin Ka Socda By admin - February 7, 2021 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waa Xalka Magalada Muqdisho ee Caawa oo gabi ahan dagmooyinka aay Xabadi ka dhacayso iyo Sanqadha xabadaha oo dhagaha dadka xoog u so gadhaysa taaso lagu sagootiyayo Farmaajo