Wajaale(AN):-Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa kahadlay Shirkii Dhuusamareeb uga Socday Dawlada Somaaliya Iyo Dawladaha xubnaha ka ah Maamulka Soomaaliya.
Gudoomiye Faysal ayaa waxa uu nasiib daro ku tilmaamay in ay maanta isku qabsadaan kuraasta Somaliland oo shirkaasi u burburo
Faysal Cali Waraabe ayaa hadalkan ka sheegay xili uu munaasibad kaga qayb galay Musharaxiin Xisbiga Ucid uu kusoo bandhigayey Magaalada Wajaale
Arabsiyonews.com
Hargaysa Office









