Gabiley (AN):-Murashax Haweeya Cabdi Kaahin Oo Mudo Dheer Ka Tirsanayd Xisbil Xaakimka Talada Dalka Haya ee Kulmiye Ahna Samafale Umada U Gar Gaarta Kana Soo Shaqeysay Samafalka Gudigii Abaaraha Horana Usoo Martay Ururka ka Now Ayaa Shaacisay in ay xiligan U Tar Tamaysa Golaha Deegaanka Gabiley
Haweeya Cabdi Kaahin ayaa waxay ka sharaxan tahay xisbiga talada haye ee kulmiye iyadoo kamid ahayd Masuuliyiinta mudada dheer Xisbiga lagarab taagnaa taagerada iyadoo lagu xasuusto Musharrax Haweeya Kaambaynkii doorashada Madaxtooyada ee sanadkii 2017 oo kaalin muuqata kulahayd cododkii tirada badnaa ee xisbigu kaga soo baxay Gobolka Gabiley.
Arabsiyonews.com
Gabiley Office









