Hambalyo hambalyo hambalyo meher wacan
Gacal iyo sokeeyaba gurigiina lagu farxa
Maamulka iyo Hawlwadeenada Warbaahinta Arabsiyonews waxa uu dhambaal tahniyada udirayaa lamaanaha is calmaday ee calafku isku daray oo kala ah:
Maxamed Muuse Ibraahin i
&
Umulkhayr Maxamed Muxumed
Oo xaflada meherkoodu ka dhacay magaalada Arabsiyo, Khamiisa 14-01-2021 waxaanay leeyahiin noqda lamaanahii arooskooda ku gaadha wiil iyo caano, gabadh iyo caano..aamiin…aamiin…aamiin…aamiin..aamiinoo