Arabsiyo(AN):-Gudoomiyaha cusub ee Degmada Arabsiyo Dr Xamse Sacad Aw Muuse ayaa Xilkii kala wareegay Gudoomiyihii hore ee Degmada .Munaasibad balaadhan oo xilka kula kala wareegayeen labada masuul ayaa waxaa kasoo qayb galay Badhasaab kuxigeenka Gobolka Gabiley Cali Case ,Cuqaal ,Waxgarad aqoonyahan ,dhalinyaro iyo haweenka magaalada Arabsiyo
Halkan Kadaawo Hadaladii Laga Jeediyey Munaasibada
Arabsiyonews.com
Wariye Muuse Xuseen Xasan
Arabsiyo Office