Sheekh Aadan Siiro Oo Ka Qayliyey Golayaasha Degaanka In Dib Loo Doorto Shacabkana Uga Digay

0

Hargaysa(AN):-Sheekh Aadan Maxamuud (Aadan Siiro) ayaa maanta ka hadlay xaalada dalka iyo doorashooyinka la filayo dhawaan in ay kaqabsoomaan ,Sheekh Aadan Siiro waxaa uu uga digay shacabka in ay dib udoortaan Golayaashi Degaanka ee hore .

 

Arabsiyonews.com

Hargaysa Office