Hargaysa(AN):-Shirka horumarinta Tiknoolajiyadda Somaliland oo ay soo agaasintay wasaaradda isgaadhsiintu, ayaa shalay ka furmay magaalada Hargaysa, kaas oo laga hadlayo ka faa,iidaysiga technolajiyada casriga ee aduunku gaadhay iyo horumarinta dadka leh xirfadahan Ee ICTga.
SOMALILAND ICT CONFERENCE
![]()
![]()
![]()
Waxaana shirkan ka qaybgalay Madaxweyne Ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), wasiiro katirsan xukuumada,shirkadaha isgaadhsiinta ee Somaliland iyo diblamaasiyiin ka socday safaarada dalka tiawan oo ku leeyahay somaliland.
![]()
Wasiirka wasaaradda Isgaadhsiiinta iyo Technolajiyadda Somaliland Dr. Cabdiwali Sheekh Cabdillaahi Suufi Jibriil, ayaa ugu horrayn faah-faahin ka bixiyay muhiimadda shirka Tiknoolajiyadda Somaliland iyo waxyaabaha diirrada lagu saarayo iyo muddada uu socon doono.
![]()
Arabsiyonews.com
Hargeysa Office








