Guddoomiyaha Xidhiidhka Kubbada Cagta Somaliland oo Hanbalyo u Diray 14 ka Kooxood ee Gobollada Dalka

0

Hargaysa (AN):=Guddoomiyaha xidhiidhka kubada cagta Somaliland, Fu’aad Axmed Cali, ayaa xulalka afar iyo tobanka gobol ugu matalaya koobka gobollada ku hanbalyeeyay ciyaar wanaaga ay la yimaadeen muddadii ay socotay ciyaartu