Wararka Komishanka Doorishooyinka Somaliland soo saaray wakhtiga ay bilaamayso diiwaangelinta codbixiyayaasha By admin - November 7, 2020 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Komishanka Doorishooyinka Somaliland ayaa maanta soo saaray wakhtiga ay bilaamayso diiwaangelinta codbixiyayaasha Somaliland .