Madaxweyne Muuse oo Qaabilay Mujaahid Axmed Mirre

0

Hargeysa (AN):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa Qasriga madaxtooyadda ku qaabilay Axmed Mire Maxamed , oo ka mid ahaa udub-dhaxaadkii Ururkii SNM.

Kulanka ayaa waxa madaxweynaha ku wehelinayay Wasiirka Arrimaha gudaha Maxamed Kaahin Axmed iyo Wasiirka Wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha Boos Mirre Maxamed.