Madaxweyne Farmaajo Oo Gaadhay Dhuusamareeb

0

Dhuusamareeb (AN):-Madaxweynaha soomaaliya Maxamed cabdullaahi farmaajo ayaa gaaray magaalada dhuusamareeb oo uu ka furmayo shirka sadaxaad ee wadatashiga.

Waxaa sidoo kale gaaray Dhuusamareeb madaxweyna yaasha maamul goboleedyada Hirshabeelle iyo koonfur galbeed.

Waxaa maqan oo aan tagin Dhuusamareeb madaxda Puntland iyo Jubbaland .

15 Agoosto oo maanta ku beegan waxaa loo balan sanaa shirka wadatashiga.

Arabsiyonews.com

Muqdisho Office