Farmaajo Iyo Yamamoto Oo Kulan Qarsoodiya Ku Yeeshay Muqdisho

0

Muqdisho(AN):-Madaxweynaha soomaaliya Maxamed cabdullaahi Farmaajo iyo safiirka Mareykanka soomaaliya Donald Yamamoto ayaa kulan hadda ku leh qeybta VIPda ee garoonka Aadan cadde.

Sida ay Arabsiyonews u sheegeen ilo muhiim ah kulanka ayaa ah mid ay albaabadu u xiran yihiin

Mareykanka ayaa dhawaanta sheegay muhiimada uu leeyahay shirka Dhuusamareeb iyo in dhinacyadu isku raacaan nooca doorasho.

Sidoo kale Mareykanka ayaa si cad u sheegay in aanay marna aqbaleyn mudo kororsi

Arabsiyonews.com

Muqdisho Office