Toos U Daawo Xuska Munaasibada Sanad-guuradii Lixdanaad Ee Xoriyada Somaliland

0

Xuska Munaasibada sannad-guuradii 60aad ee kasoo wareegtay maalinta xoriyadda Somaliland 26 Jun 1960-kii, ayaa ka socota qasriga Madaxtooyadda Somaliland,

Munaasibada maalinta taariikhiga ah oo xuskeeda si weyn loo abaabulay, ayaa si toos ah u socota xilligan, isla markaana waxaad muuqaalka munaasinada caawa ka socota qasriga Madaxtooyadda,