Wararka Wasiirka Diintu Muxuu ka yidhi Berri inay Ramadaan Tahay? By admin - May 22, 2020 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa (AN) Wasiirka wasaaradda diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed, oo hada warbaahinta la hadlay ayaa shaaciyay in aanay Maalinta bari ah Ciid ahayn oo la dhamays tirayo Bisha Ramadaan. Arabsiyonews.com Hargaysa Office