Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Sheegay inay Ciid tahay Berri oo Caawa Bisha Shuwaal La Arkay

0

Hargeysa(AN):- Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa sheegay in hadda sheegay inay Sabtida Berri tahay Ciid, isla markaana bishi Shuwaal laga arkay deegaanno kala duwan oo Soomaaliya iyo Dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya ka tirsan.

Wasiirka oo Fiidkii sheegay inaan bisha la arag, ayaa xaqiiqo raadin ka dib sheegay in laga arkay deegaanno kala duwan, sidaa awgeedna ay Ciid tahay Sabtida.

 

Arabsiyonews.com

Hargaysa Office

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here