SOMALIYA : Farmaajo Oo Dhaliilay Madaxdii Ka Horaysay

0

Muqdisho (AN) :-Madaxweynaha Dalkaasi Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa weerar dadban ku qaaday madaxdii ka horreysay, xilli uu maanta jeediyey khudbad ku saabsan xuska maalinta dhallinyarada Soomaaliyeed ee 15-ka May, oo ku beegan aas-aaska ururkii SYL, 77 sano ka hor.

Hadalka madaxweynaha oo ay baahisay Villa Somalia ayuu ku sheegay in dowladdiisa ay dhaxashay dhibaatooyin xooggan, isaga oo xusay saddex ka mid ah, kuwaasi oo kala ah, sida uu hadalka u dhigay:

Arabsiyonews.com

Muqdisho Office