Deg Deg Qarax Ka Dhay Muqdisho iyo Khasaaraha uu Gaystay

0
Muqdisho (Arbsiyonews) Sadex Qof ayaa ku Geeriyootay Qarax ka dhacay Maqaayad ku taala meel udhaw Baar Bulsho ee Nawaaxiga Taalada Sayidka ee Magaalada Muqdisho.
Qaraxan aya la sheegay in uu geystay Qof Walxaha Qarxa isku soo Xidhay.
Wixii Warar ka Soo Kordha Nagala Soco