Somaliland : 14 Qof oo Loo Gasahkiyaay Xanuunka Covid.19

0

14 Qof Oo Looga Shakiyay Xanuunka Covid.19 Ayaa Hadda Lagu Qabtay Garoonka Diyaaradaha Hargeysa ( Cigaal Airport ) Gaadiid Caafimaad Oo Goobta Lagu Diyaariyay Ayaa Qaadey.

Muwaadiniinta Wadamada Ay Ka Yimaadeen Waxaa Kamida Wadanka Maraykanka Iyo Waddamo Kale Oo Uu Ka Dilaacay Xanuunkani.

Somaliland Ayaa Dadka Xanuunkani Looga Shakiyo U diyaarisay Goobo Caafimaad Iyo Guryo Lagu Hayo Inta Laga Hubinayo.