“Garaad Kulmiye waxaan leeyahay Soomaalinimada cuqdad kama qabno

0

Maxamuud Xaashi Cabdi wasiirkii hore ee madaxtooyada Somaliland ayaa sheegay in Soomaalidu kala dawlado tahay laakiin, ehelnimada iyo Soomaalinimadu tahay mid ka dhexaysa dhammaan umadda Soomaalida.