Deg Deg Ninkii Xildhibaan Bukhaari Suuqa Kula Dagaalamay Oo War Cusub Sheegay

0

Abshir Axmed Muxumed Oo Raali Galin Iyo Xaal  Ka Siiyey Xildhi. Saleebaan Bukhaari Arin Dhawaan Dhex Martay

Aqoonyahan Abshir Axmed Muxumed oo lagu naanayso oo ah muwaadin rear Somaliland oo Hargeysa ku dhaqan’ ayaa raaligelin iyo Xaal ka bixiyey fal dhex maray isaga iyo Xildhibaan Saleebaan Bukhaari oo ka mida Aqalka Golaha Wakiilada ee Baarlamaanka Somaliland.

Abdiweli Cali

Hargaysa Office

Arabsiyonews.com