Hargeysa (Arbsiyonews) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, Ayaa Diiday in Uu Kamid Noqdo Guddida Doorashooyinka Somaliland Xasan Yuusuf Ducaale Oo Xubin U Ahaa Xisbiga Ucid Dhawaana Is Casilay.
Xubintan Xisbiga Ucid Ayaa Maalmihii Khilaafka Xisbiyadu Taagna oo Xubin Ahaan u Matalayey Xisbiga Ucid Ayaa Guud Ahaanba Iska Casilay Ka Mid Ahaanshihii Gudidii Doorashooyinka Somaliland.
Kadib Is Afgaradkii Xisbiyadda Ayaa Dib Usoo Celiyey Xisbiga Daryeelka Ee Ucid Kaas Oo U Matalaaya Xubinimadda Doorashada Xisbigaa
Maanta Ayaa Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Diiday Inuu Xasan Ka Mid Ahaado Gudidaas









