Shacabka Hargeysi Waa Gob laakin Dawlada Bay U Baahan yihiin ‘Cali Khaliif Galaydh

0

Hargeysa (Arabsiyonews) Hogaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif oo ka qayb galay munaasibad lagu soo bandhigayaay Buug uu qoray Rugacada Saxafadda Axmed Siciid Cige ayaa sheegay in Shacabka Magalada Hargeysa Ay yihiin dad Goba balse ay u baahan yihiin Dawlada hoose oo u samaysa Wadooyin .