Puntland Oo Ganafka Ku Dhuftay Heshiis Uu Saxeexay Farmaajo”

0

Maamul gobolleedka Puntland ayaa war-saxafadeed kasoo saaray mawqifkooda ku aadan sharciga Batroolka ee dhawaan uu ansixiyay Madaxweynaha Dawlada Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, Puntland waxa ay sheegtay in sharcigaan uu kasoo hor-jeedo Dastuurka Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya.