Ciidamada Liyuu Booliska Oo Qabtay Hub Tiro Badan & Dareenada Ku Xeeran”

0

Ciidanka Liyuu booliska dawlad degaanka Soomaalida, ayaa gacanta ku dhigay 39 baaskooladdood, kuwaasi oo lagu qabtay magaalo Qaran oo ah magaalo u dhow xuduudka Wajaale. TVga dawlad deegaanka ayaa baahiyay in hubkan oo sharci darro ah lagu siday gaadhi ka yimid dhanka magaalada Wajaale, iyadoo gacanta lagu dhigay saddex nin oo lagu eedeeyay in ay hubkaasi wateen