Maanta waxa uu Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxmaan Cirro ka aqbalay warqaddii is
casilaadda ahayd ee uu shalay u soo gudbiyey Amb Axmed Safiina, xilkiina waxa uu ku wareejiyey Xafiiska Guddoomiyaha. Ugu dambeyn, Guddoomiyuhu waxa uu rejeynayaa Mudane Safiina in Ilaahay ku garabgalo musqtaqbalkiisa siyaasadeed iyo dedaalkiisa aqoon korodhsi.









