DEG DEG:Maxaad Kala Socotaa Xaalada Gudoomiye Ciro iyo Shilkii Uu Galay Gaadhigiisu”

0

Afayeenka Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Barkhad Batuun Ayaa Bartiisa Facebook Ku Baahiyay Qoraalkan Hoose Oo Uu Kaga Hadlayo Xaalada Gudoomiyaha Xisbiga Wadani

“Guddoomiye’ C/raxmaan Maxamed C/laahi “Cirro” dhib iyo dhiilo midna ma qabo waanu bad-qaba balaayana ka dheer. dhammaan Umadda Somaliland iyo Taageerayaasha Xisbigaba waxaan ku war-galinayna in aanay wax balaayo ahi jirin kaliya baaburka Guddoomiyaha ayaa Baabur kale ku dhacay. Mahadsanidiiin dhammaantiin meel kasta oo aad joogtan Alle ayaa Mahad leh.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here