Xukuumada iyo Xisbiyada Mucaaradka Oo Ka Hadlay Go aankii Gudidu Ay Soosaareen”

0

Labada xisbi mucaarad ee UCID iyo Waddani ayaa aqbalay go’aankii guddida dhexdhexaadintu soo saartay ee ahaa in Komishanka cusub la kala diro lana soo celiyo guddidii hore. Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro oo mucaaradka u hadlay ayaa ugu baaqay in ay go’aammada aqbalaan Xukumadda Biixi, dhankiisa Wasiir Saleebaan Cali Koore oo xukumadda u hadlay wuxuu sheegay in arrimahan  wixii sharcigu ka qabo ka qabaan waxaanay u muuqata in aanay xukumaddu la dhacsanayn goaammada