Inaaalilaahi wa inaa ilaahi rajacuun waxaa maanta geeriyooday Allaha Unaxariistee Marxuum siciid ibraahim siciid (physic) wuxuu ka mid ahaa macalimiinta dugsiga Farax Oomar 1970 ilaa 1988 wuxuu Marxuumku ka mid ahaa aqoonyahanadii fara ku turiska ahaa wakhtigaa Sidoo Kalena Allaha Unaxariistee Marxuum siciid ibraahim siciid (physic) wuxuu ka mid ahaa asaasayaashii ( URURKA UFO ) Dalkana waxa badan u qabtay arday badan soo Saaray Allah yarxam mantaytiisii noqotay
Maamulka Shabakada Arabsiyonews Iyo Dhamaan Shaqaalaha Shabakada Ayaa Waxay Tacsi Udirayaan Qoyski,Qaraabdii Iyo Asxaabtii Uu Ka BaxayAllaha Unaxariisto Marxuum siciid ibraahim siciid (physic) samir iyo iiman ilaahay haka siiyo dhamaantood Marxuumkana ilaahay janatul fardaws ha geeyo
aamiin aamiin Aamiin









