Wararka Jubbaland oo dib u dhigtay Caleema Saarka Axmed Madoobe By admin - September 25, 2019 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Caleemasaarka Madaxweynaha Jubbaland ayaa dib loo dhigay mudo kooban. War saxaafadeedka kasoo baxay Jubbaland ayaa sido kale looga hadlay Cunaqabeynta lagu soo rogay Diyaaradihii aadi lahaa deegaanada Jubbaland.