Xukumadda Oo Xidhay Maxamed Cismaan Sayid

0

Xukumadda Oo Xidhay Maxamed Cismaan Sayid

Guddoomiyaha guud ee telefishanka Horyaal Maxamed Cismaan Mire (Sayid) ayaa xabsiga loo taxaabay kadib markii xalay ciidamada ammaanku la wareegeen xarunta telefishanka ee Hargeysa.

Sayid iyo masuuliyiinta kale ee telefishanka ayaa la sheegay in ay u tageen ciidamada ammaanka si ay ugala hadlaan arrinta telefishanka ay xidhaan Sayid si loo fasaxo telefishanka laakiin, waxa la xidhay iyada oo aan telefishankana la fasixin waxaana la sheegay in warqadda xayiraadda iyo xabsiga ah lo ohayo.

Telefishanka ayaa dhawaan sii daayay muuqaal kooban oo hordhac u ah barmaamij ku saabsan dhibaatada balwadda qaadku ku hayso haweenka kaas oo ay bulshadu ka bixisay dareen, islamarkaana hadal hayn badan iyo buuq abuuray…..