Wasiirka Biyaha Somaliland Oo ka dhawaajiyay hadal ay ku farxeen bulshada kunool caasimada hargaysa

0

Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaliland saleebaan cali koore Oo waraysi gaar ah siiyay telefiishanka kalsan ayaa sheegay in mashruucii biyo balaadhinta hargaysa uu dhamaad ku dhawyahay .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka