Haweenka Qurbajooga Gobolka Gabiley Oo Munaasibada Ciida Ka Farxiyey Carruurta Agoomaha

0

Hargaysa(AN):-Carruurta agoomaha ee Magaaloyinka Gabiley Iyo Arabsiyo ayaa lasoo gaadhsiiyey deeq kala duwan,Deeqdani oo ka koobnayad dhar iyo agabka Ciida.

Haweenkani Qurbajooga ah ayaa waxay usoo wakiisheen sidii loogaadhsiin lahaa deeqdani carruurta yaryar ee agaamaha  Suldaan Salmaan Axmed Colhaye oo kamid ah Madax dhaqameedka Gobolka Gabiley

Halkan Ka Daawo