Hargaysa(AN):-Inka badan 70 Dugsi oo kamid ah,Dgsiyada gaarka lo leeyahay ayaa maanta shir jaraaid oo ay ku qabteen Magaalada Hargaysa Ganafka ku dhuftay Wareegto usoo saaray Wasiirka Waxbarashada Somaliland Yasiin X Maxamuud Xiiir Faratoon Islamarkaana baaq udiray Madaxweynaha Somaliland ,Muuse Biixi Cabdi
iyo sidoo kale Walidiinta ,
Masuuliyiinta Dugsiyada gaarka loo leeyahay waxay bayaamiyeen in ay ku dhaqmayaan Wareegtadii hore ee Wasaarada Waxbarashada
Halkan Ka Daawo Shirka Jara’id
Arabsiyonews.com
Hargaysa Office









