Aabaha dhalay cayaaryahanka reer Nigeria Mikel oo la afduubtay sacaado ka hor cayaartii Argentina

0

Aabaha dhalay Captanka xulka qaranka Nigeria John Obi Mikel ayaa shaaca ka qaaday in loo sheegay in aabihiis la afduubtay muddo afar saacadood ah ka hor cayaartii dhexmartay Nigeria iyo Argentina, sida uu ku warramay wargeyska The Guradian

Pa Michael Obi ayaa lagu afduubtay koonfur bari dalka Nigeria xilliggaasi oo u ku wajahnaa munaasabad duug ah oo halkaasi ka dhacaysay.

Isniinti ayay booliska kasoo daayeen kooxihii afduubtay.

Aabaha Mikel wuxuu sheegay in la jirddilay haddana uu ku sugan yahay isbitaal.

Ma ahayn markii ugu horreysay ee la afduubto aabaha John Obi Mikel, sannadki 2011-kii ayay ahaydi markii sidan oo kale loo afduubtay.

Cayaaryahan Mikel ayaa sheegay in dhacadada lagu afduubtay aabiihis uu la wadaagay oo kaliya saaxibada ku dhaw balse ma